Lajihaada Naftaada
Garan meysida cimrigaagag meesha garayo
Inuu dheraa nayo iyoo inuu gabanayo
Garan meysida qatumadadu waxey noqon
doonto
Lakiin hadda waxa gara neysaa inaa
jidkaa iska sarnaa tid
Ku toos nadatid lacal adigoo quman mar
Un ineey naftu kaa baxado
Lacala mucawiqadaka waxa yabaha dadka
jidka weedariyaana
Weytiro badan yihiin nabiguna {scw}
wuxuu tilmamayaa
Malmo ayaa dambeya ayaamu sabriga
layirahdo
Diinta qofka heesta 50 idinka lamida La
ajaryahay
Waxaana ku tilmamaya sida nin dhuxul daba haysto kaluu u ekaan donaa Yacni waxaa
loga dan leyahay dhuxusha lashegay waxaa weyana Tacab iyo feejignaa tiro
badan bey ubaahan tahay Ilahey quraan ku waxuu nagu leeyahay
فا ستقيمو اليه و ا ستففر و ه Waryaa xaga rabi utoos nada
فا ستقيمو اليه و ا ستففر و ه Wixii dambi idinka dhacay ilaheya subaxan watacaala
Dambi dhafaa weydista quraanka labo meel kamida aha Ayaa waxaa ku soo oroya dadka amaan la,amanayo
Iyo ajarkeya leeyihin wenidisa si,nola jecleysiyo Oo
waa maxaya ان الخد ين قالو ربنا الله kuwa yiraahada baa ilahey yiri
Alla ayaa norabiye rabigey waa alle
dawadee ku toosnada weedha
Alla iirabiya Macnee shegeysaa
macnahaa ku toosan
Kuwaas mala,iga baa ilaheya ku sodajinayaa
Malaa igatul raxma Oo maxeey leyihin marka nafta laga qabayo
Labo shey baa qofka werwer kuhaya
1Meesha uu kataga walwal ayeey ku heysaa
2waxa kaloo kaga siidaran maxaa kahoreya
Ilahey waxaa leyahay dadkii doos
naajiray
Malaaiga baa u imaneyso ugu
bishareneyso
Oo dheheyso hacabsanin waxa idinka
horeya haka cabsanin
Kuwa nawaad galay ayaa ka mid tihiin
Hatiiranyonin oo wixi aad katimid haka
murugoon balayirahda
Janada idin balan qade ku bisha reesta
Kuwa yiri alla noorabiya ee ku toosnade فا ستقيمو اليه و ا ستففر و ه
Cabsi korkoda ma,ahan waxa soosocda kama
cabsadan
Murugo iyo tiiranyo ma,heyso waxii
katagay kama murugonayan
Badal Noloshaada
Qofka muminka ahi waxkas tuu qabanayo waxaa rumeysan yahay
Inuu allaha gacntiisa ku jirto qofka muminka dhabta ah
Kuma dhaco kibir iyo isla weynin iyo anigaa karti badan
Qofka muslimka aha waxaa rumeysan Yahaya inuu allah markasta
Ubahan yahay marka sidaas darade baa aallah nabadaray
Markastaa aan allah is hortag no inaa aqrino إياك نعبدو
اياك نستعين
Allahow adaan ku cabudena kaligaa ,kaligaa baan ka kalmo
dalbey naa ]\
Qofka muslimaka ah markasta baahidisa waa midka allah uban
dhiga
Waa qof muujiya inuu yahay adoon daciif aha waa qof
rumeysan
Laxowla walaa quwata ilaa billaah
C/laahi bin qeys ayaa
nabigu jirahde qasnad qasnadah janada kamid maku shega
Haa buyiri allah rasulkisiyow [nabiga waxuu ku yiri Laxowla walaa quwata
ilaa billaah weeyan
Farxad Nolosha
Hadii aad rabto inuu allah kuu hiliyo ku gargaro inuu
nolosha kuu fudeediyo
Waxaay nu ubahan hay cibaadenu inee dhahan sameyso
Haduu qofka noocas noqdo acamashisa waxey noqo neysaa miod
ku axsan samenayo
Waayo wuxuu og yahay inuu rabigis dalacanayo
Qpfkan waxkasta oo qabanayo ka eegi mahayo xaga dadka kasoo
horjeda
Ee waxuu ka eegaya xaga rabi subxanahu watacal
Haduu wax sadaqey sanayo alla buu ugu Dhawan wax fiican busadaqeyen
Eegimayo qofkaan uu sinayo kuu yahya
haddu hadlayu wax
wanagsan buushegaya
dadka samo ku dhah whyo allah ayuu og yahay inuu dawano allah
alla ayuu kaxishon inuu ka maqlo wax afkiisa ku xun
ilahey wax walbo si exsan leh looqabto ayuu dadka faray
oo xitaa oo rabi leyahay hadda wax dileysan
sifiicsn udila qof dil lagu xukumay oo maxkamuda dileyso
ina la jarjaro iyo ina la,iqaabo mabanaan
xitaa haddi aad wax gowraceyso xoolah gowraca wanajiya
Oo waxaa nabigu yiri [scw] mindaad afbadan ku gowrac
Haku gowraci mid aan af laheen neefka U raaxe marka gowraceyso
Sida ugu fudud ee nafta ugu baxi karto ugowrac
Haddii aye markaas dhawowodo ineynu ixsan ka cibada ah aynu
samee neno
Waxaan dhawoowaya exsankii nalafaay dhan inuu dhawoowayo
Dhamaad
0 Comments